Gudoonka Baarlamaanka oo Go’aan kasoo saaray Mooshinkii laga Gudbiyay Madaxweyne Xasan

imageMomentUnion – Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ay aqbaleen Mooshin ay xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kasoo gudbiyeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Guddoonka Baarlamaanka ayaa si rasmi u caddeeyay in mooshinka uu qabtay 12-kii bishan, ayna soo saxiixnaayeen Xildhibaano gaaraya 93 Mudane, waxa uuna Gudoonku cadeeyay inuu u meel marin doono mooshinkan si waafaqsan dastuurka.

Halkan ka Aqriso Go’aanka kasoo baxay Gudoonka Baarlamaanka

War Deg Deg Ah Gudoonka Baarlamaanka oo Go'aan kasoo saaray Mooshinkii laga Gudbiyay Madaxweyne Xasan

War Deg Deg Ah Gudoonka Baarlamaanka oo Go’aan kasoo saaray Mooshinkii laga Gudbiyay Madaxweyne Xasan

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a comment

Blog at WordPress.com.