Daawo sawirada feerkii baarlamaanka

 

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka gacan ka hadal ee maalmahan ka dhacayay xarunta baarlamaanka ee u dhexeeyay xildhibaanada kala fikirka duwan ee halkaasi ku shirayay.

Wasiirka arrimaha gudaha C/Samad Macallin Maxamuud oo iminka ku sugan magaalada Garoowe ayaa sheegay in loo baahan yahay in xildhibaanada dhowraan sharciga islamarkaana ay la soo xiriiraan wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ka hor inta aysan shir yeelan si loo sugo amniga iyo kaladambeynta baarlamaanka.

Khilaafaadkooda ayuu ugu baaqay in ay ku xalistaan si degenaan ah, wuxuuna sidoo kale ka codsaday cid alle iyo cidii kala dhexgeli karta, xallina karta khilaafka baarlamaanka ay gacan ka geystaan.

Hadalka wasiirka ayaa ku soo beegmaya xilli maalinkii shalay uu ka dhacay xarunta baarlamaanka khilaaf gacan ka hadal gaaray kaas oo uu dhiig ku daatay.

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: