Video: Suxufiyiinta Qurba-Joogga Soomaaliyeed ee SEJASS oo Si Weyn usoo dhaweeyay Tallaabadii lagu soo Xeray Nin ku Eedeysan Dilkii Wariye Xiis (Daawo Viedo).

Ururka Isku Tagga Saxafiyiinta Qurba-joogga Soomaaliyeed ee Marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaan SEJASS (Somali Exiled Journalists Association) ayaa Maanta Kulan ay ku yeesheen nairobi waxa ay si weyn ugu soo dhaweeyeen Tallaabadii Ciidanka Dowladda KMG ah ay kusoo qabatay Nin ku eedeysan Dilkii Wariye C/Salaan Xiis oo Muqdisho lagu dilay 18-kii bishaan.Maamulka Ururka iyo Xubnaha Ururka SEJASS ayaa ka hadlaaya sida ay u arkaan Tallaabadan, waxa ayna sidoon kale Baaq u direen Dowladda KMG ah iyo Wariyaasha Muqdisho ku Sugan.

Halkaan Ka Daawo Shirka Jaraa’id ee SEJASS.

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: