Dukumintiska Cadaynaayo in Dowlada Shinaha Maxkamada Caalamiga u gudbisay in Dhaqaalaha laga jaro Soomaliland (Sir la helay)

Wakiilka qaramada Midoobay u fadhiya dalka Shiinaha ayaa qoraal u diray maxkamda Qaramada Midoobay si looga jara Mucaawinada mamaulka Soomaliland isagoona u daliishaday in Soomalind beel kaliya tahay oo qabiilada oo dhan ay ka baxeen taana ay qasab ku tahay in lagu qasbo Soomaaliweyn

Wakiilka Shiinaha ayaa sheegay markii hore in Dhulka Soomaaliland hada la dhahayo mamaul ka jiri jirin xiligii Ingariiska gumeysan jiray qabiil kastana gooni u istagnaa taana ay qasab ku noqotay in Soomaliland Soomaaliweyn noqto hadana loo baahan yahay in lagu qasbo oo dariiqaa la raaco laga jooojiyo mucaawinada la siiyo Soomaliland.

Halkaan ka aqriso Waraqada ay shiinaha u direen Maxkamada Dhaqaalaha looga joojinayo Soomaliland

Xiligaan u gudbinaayo shiinaha dacwada ka dhan ah Soomaliland ayaa ku soo aadeyso xili maaaul goboleed ka dhan ah looga dhaawqay Sool iyo Sanaag taana ay keentay in wal wal iyo cabsi ka soo wajado siyaasada gudaha iyo dibadda

Maamulka Soomaliland ayaa waxaa ka jira maamul u dhigmo dowlad lehna amaan iyo kala danbeen iyagoona muda 20sano k u doodayey in ay Soomaliweyn ka goeen ayna yihiin dowlada ka madax banana inta kale ee Soomaliya taana waxaa moodaa in xiligaan mugdi sii galeysa.

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: