Amisom oo kuwajahan Magaalada Baladweyne

Ayadoo Doowlada Somaliya waday qorshayaal dalka looga saraayo xarakada shabaab mujaahidiin aya xiligana shaacisay in ciidamada Amisom kuwajahanyihiin Gobolada dalka qaarkooda.

Wasiirka Arimaha gudaha Somalia Cabdi Samad Macalin Maxamuud ayaa shaaca kaqaaday in Dowlada wado qorshayaal Ciidamada Nabad ilaalinta ee Midwoga africa kugarayaan magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan tasoo bila kahor dowlada iyo Cidamada Itoobiyaanka xaqiijiyeen in gacantooda soo gashay.

Waxaa uu sheegay in ay Amisom u socdaali doonto Balad weyne iyagoo socod kumaraysa gobalada kasokeeya oo ay iyagana soo galinayan gacanta dowlada sida Sh/dhexe.
Mr Samad waxaa uu sheegay in muhiimadu ay tahay in ciidanka Amisom ay qabtaan meeshii ay ka baxaan Al shabab ayna gacan ka geystaan in deegaankaas loo sameeyo maamul hoos taga dowlada .

Ugu danbeyntii Wasiirka arimaha gudaha Somalia oo la weydiyaay waqtiga ay Amisom aadeyso Hiiraan iyo cida hada maamusha magaalada Balad weyne ayaa midaas ka gaabsaday.

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: