M/weyne Shariif oo gaaray Garoowe

y

 M/weynaha Soomaaliya Shariif Sh. Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray caasimadda maamul-goboleedka Puntland ee Garoowe.

Wafdiga m/weynaha ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay m/weynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, wasiiro maamulka P/land ka tirsan, xildhibaano iyo dadweyne kale.

M/weyne Sharfiid ayaa Garoowe gaaray si uu uga qeyb galo shirka wadatashiga wareegiisa labaad oo lagu wado in uu maalinka Arbacada ah ka furmo magaalada Garoowe.

Wufuud kale oo xukuummada KM ka tirsan ayaa iyana lagu wadaa in ay gaaraan magaalada Garoowe maalinta berito ah.

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Post navigation

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: