Monthly Archives: February 2012
Dawladda dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in aysan haba yaraatee damac ka lahayn Shidaalka laga soo saarayo Soomaaliya.
Dawladda dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in aysan haba yaraatee damac ka lahayn Shidaalka laga soo saarayo gudaha dalka Soomaaliya balse ujeedadeedu tahay sidii ay door muuqda uga qaadan lahayd nabad kusoo celinta Soomaaliya iyadoona beenisay war saaka lagu qoray Wargays kasoo baxa dalkaas.
SOMALI GENERAL AND COMMANDER OF THE ARMED FORCES LIABLE FOR WAR CRIMES
On February 23, 2012, former Somali General Mohamad Ali Samantar accepted liability before U.S. federal judge Leonie Brinkema for torture, extrajudicial killing, war crimes and other human rights abuses committed against the civilian population of Somalia during the brutal Siad Barre regime. This draws to an end a seven year quest in the U.S. courts [...]
Ra’iisul Wasaaraha Britain oo ka hadlay Ujeedooyinka shirka Soomaalida uu ugu qabanayo Magaalada London
Arbaco, Feberaayo 22, 2012 (Moment Media Group) — Iyadoo lagu wado in Khamiista berri ah oo ku 23-ka Feberaayo uu ka furmo magaalada London ee dalka Britain shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa shirkaas ujeedooyinkiisa faahfaahin ka bixiyay ra’iisul wasaaraha Britain, David Cameron oo ah mas’uulka shirka soo agaasimay. Mr. Cameron oo wareysi siiyay [...]
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la qaatay mas’uuliyiinta Belgium iyo ACP
Talaado, February 21, 2012(Moment Media Group): Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Brussels si uu kulamo ula qaato mas’uuliyiinta Midowga Yurub ayaa Isniintii kulamo kala duwan la qaatay ma’uuliyiin ka tirsan dalka Belgium, Kooxda Caalamiga ah ee Africa, Caribbean iyo Pacific (ACP) isla markaana kormeer ku tagey [...]
R/W Gaas Oo Ku Sugan Belgium + Sawiro
Brussels – GMN - Ra’iisal-Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah uga bilaabaneysaa Magaalada Brussels ee dalka Belgium oo xarun u ah Midowga Yurub (EU). Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Abdiweli Mohamed Ali Gas ayaa casuumad rasmi ah ka helay Madaxda Midowga Yurub oo uu kala hadli doono arrimaha Soomaaliya, horumarka baaxadda [...]
UK Living in the glory of its past
UK Living in the glory of its past We Somalis were called all kinds of names, pastoral nomads, Africa’s remaining warlords, failed state, The most corrupt nation on earth, pirates of the Indian ocean but one ever called us stupid. The fact that the Somali economy regardless of its lack of fully functioning government has [...]
Saxaafada Pundland oo laga mabnuucay in ay baahiyaan wararka kooxaha Atam ee dagaalka kula jira mamaulka Faroole
Saxaafada Punland oo horey ul la shaqeyn jiray mamaulka Faroole ayaa siweyn looga mabnuucay tabinta wararka kooxaha ka soo horjeeda mamaulka Faroole kuwaa oo dagaal ba an kula jira iyadoona wararka dagaalada ay qadaan kooxaha uu hogaamiyo wadaadka yar ee Atam laba sheegin.
Amisom oo kuwajahan Magaalada Baladweyne
Ayadoo Doowlada Somaliya waday qorshayaal dalka looga saraayo xarakada shabaab mujaahidiin aya xiligana shaacisay in ciidamada Amisom kuwajahanyihiin Gobolada dalka qaarkooda. Wasiirka Arimaha gudaha Somalia Cabdi Samad Macalin Maxamuud ayaa shaaca kaqaaday in Dowlada wado qorshayaal Ciidamada Nabad ilaalinta ee Midwoga africa kugarayaan magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan tasoo bila kahor dowlada iyo Cidamada [...]

















