Daily Archives: January 17, 2012

Person of the Year (2011): Sharif Hassan Sh. Aden Moment Media Group Jan 02, 2012

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Dukumintiska Cadaynaayo in Dowlada Shinaha Maxkamada Caalamiga u gudbisay in Dhaqaalaha laga jaro Soomaliland (Sir la helay)

Wakiilka qaramada Midoobay u fadhiya dalka Shiinaha ayaa qoraal u diray maxkamda Qaramada Midoobay si looga jara Mucaawinada mamaulka Soomaliland isagoona u daliishaday in Soomalind beel kaliya tahay oo qabiilada oo dhan ay ka baxeen taana ay qasab ku tahay in lagu qasbo Soomaaliweyn

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Wakiilka u qaabilsan arimaha siyaasada Soomaaliya ee Qaramada midoobay oo bari subax kuwajahan magaalada Muqdisho

Wakiilka u qaabilsan arimaha Siyasada Soomaaliya Dr Mahiiga ayaa maalinta bari ah kuwajahan magaalada Muqdisho xili kursigiisa muran xoogan uu ka jira xafiiiska siyaasad ee Qaramada Midoobay ee Soomaliya loog arimiya uu buuq xoogan ka jiro taana ay qasab ku noqotay isaga iyo xogeentiisa qaaska ah ay degdeg u aadan maagalaad Muqdisho iyagoo taageero xoogan [...]

Categories: Truth to Power | 1 Comment

Blog at WordPress.com. Theme: Adventure Journal by Contexture International.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.