Daily Archives: January 16, 2012

Faallo: SOMALIA WAA DAWLADDA UGU FACA-WEYN DAWLADAHA FASHILMAY ! kadib Waa Mirihii ka Dhashay Qiyaanaddii Mahiiga.

Nairobi:- Soomaaliya oo aysan dawlad dhexe oo shaqeysa ka jirin tan iyo sanadkii 1991, 20 sano ka hor ayaa waxaa soo wajahay mid kamida waji gabaxyadii ugu taariikhda xumaa ee soo  mara 20-kii sano ee ugu dambeysay oo uu dalku colaadaha dhex dabaalanayay, kadib markii madaxda golayaasha DFKMG Soomaaliya, Puntland iyo Galmudug ay fashil kii ugu [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Shariif Xasan oo xildhibaanada ugu baaqay inay u diyaar garoobaan dib u habeynta baarlamaanka

Isniin, Jannaayo 16, 2012 (MomentMedia) − Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in looga baahan yahay xildhibaannada baarlamaanka inay ilaaliyaan sharciga dalka u dagsan ayna isku diyaarinayaan sidii isbedel loogu sameyn lahaa baarlamaanka.

Categories: Truth to Power | Leave a comment

War deg deg ah Wakiil kii labaad ee qaramada Midoobay u qaabilsanaa arimaha Siyaasada ee Soomaaliya oo shaqadii laga fadhiisiyey iyo Qilaafkii ugu xumaa oo xafiiska kadhex jira (Maxaa kala socotaa sababta looga fadhisiyey Shaqada )

Wakiiliii labaad ee u qabaabilsanaa arimaha siyaasada ee Soomaaliya ee qaramada Midoobay ( UNPOS) magaciisana lagu magacaabo Christan R Manahl ayaa shaqada looga ceeriyey arimo ah in uu ka shaqeeyo xalka dhabta ah ee Soomaaliya isagoona ka hor yimid shirka shir qoolka umada Soomaliyeed uu garwadeenka ka yahay Mahiga taana waxay keentay in shaqada uu [...]

Categories: Truth to Power | 2 Comments

Shirkii Garoowe oo lagu qarash gareeyey 6 Malyan oo doolar iyo qaramada miidoaby xafiiska siyaasada ee Soomaliya oo ay buuq ka dhalisay bixinta lacagtaasi

Shirkii Garoowe oo socday dhowr cisho ayaa la sheegay in ay ku baxday qarash dhan 6 Malyan oo doolar sidan ka soo xiganay rag sar sare oo ka tirsan xafiiska madaxtooyada oo ka careysan qarashkaas badan oo ku baxay shirkaas muda yar socday

Categories: Truth to Power | 1 Comment

Wasiirka koowaad ee Soomaaliya oo 2 Maalin ku qarash gareeyey 80 Kun USD Muqdisho to Naroobi xili Ciidamada Xooga baahi darteed isku xabadeynayaan Maxaase kala socotaa qarashka ka soo xarooda Dekada weyn iyo Eraboorka Adan Cade

Wasiirka koowaad ee Soomaaliya Cabdi wali Cali Gaas ayaa safar 2 cashaa ku tagay magalada Naroobia ee Dalka Kenya isagoona sida la sheegay ku baxday qarash dhan 80 kun oo Doolar oo sida muuqata xiligaan mac quul aheen madaama dalka ku jira xaalad adag oo keentay in ciidamada xooga dalka la siinwaayo dhowr bil wax [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Blog at WordPress.com. Theme: Adventure Journal by Contexture International.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.