Monthly Archives: January 2012
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in 5 kamid ah Madaxda Sare ee DFKMG ay saxiixeen Badda Soomaaliya…
Roadmap-ka waxaa Nairobi ku soo qoray Xafiiska UNPOS, kuna iman rabitaanka ummadda Soomaaliyeed. Xubno katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa sheegay in shan (5) ka mid ah oo madaxda Dawladda Kumeel gaarka ee Soomaaliya ay saxiixeen badda Soomaaliyeed, oo ay hayaan magacyadooda, waqtiga ku haboona la faafin doono.
Person of the Year (2011): Sharif Hassan Sh. Aden Moment Media Group Jan 02, 2012
Dukumintiska Cadaynaayo in Dowlada Shinaha Maxkamada Caalamiga u gudbisay in Dhaqaalaha laga jaro Soomaliland (Sir la helay)
Wakiilka qaramada Midoobay u fadhiya dalka Shiinaha ayaa qoraal u diray maxkamda Qaramada Midoobay si looga jara Mucaawinada mamaulka Soomaliland isagoona u daliishaday in Soomalind beel kaliya tahay oo qabiilada oo dhan ay ka baxeen taana ay qasab ku tahay in lagu qasbo Soomaaliweyn
Wakiilka u qaabilsan arimaha siyaasada Soomaaliya ee Qaramada midoobay oo bari subax kuwajahan magaalada Muqdisho
Wakiilka u qaabilsan arimaha Siyasada Soomaaliya Dr Mahiiga ayaa maalinta bari ah kuwajahan magaalada Muqdisho xili kursigiisa muran xoogan uu ka jira xafiiiska siyaasad ee Qaramada Midoobay ee Soomaliya loog arimiya uu buuq xoogan ka jiro taana ay qasab ku noqotay isaga iyo xogeentiisa qaaska ah ay degdeg u aadan maagalaad Muqdisho iyagoo taageero xoogan [...]
Faallo: SOMALIA WAA DAWLADDA UGU FACA-WEYN DAWLADAHA FASHILMAY ! kadib Waa Mirihii ka Dhashay Qiyaanaddii Mahiiga.
Nairobi:- Soomaaliya oo aysan dawlad dhexe oo shaqeysa ka jirin tan iyo sanadkii 1991, 20 sano ka hor ayaa waxaa soo wajahay mid kamida waji gabaxyadii ugu taariikhda xumaa ee soo mara 20-kii sano ee ugu dambeysay oo uu dalku colaadaha dhex dabaalanayay, kadib markii madaxda golayaasha DFKMG Soomaaliya, Puntland iyo Galmudug ay fashil kii ugu [...]
Shariif Xasan oo xildhibaanada ugu baaqay inay u diyaar garoobaan dib u habeynta baarlamaanka
Isniin, Jannaayo 16, 2012 (MomentMedia) − Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in looga baahan yahay xildhibaannada baarlamaanka inay ilaaliyaan sharciga dalka u dagsan ayna isku diyaarinayaan sidii isbedel loogu sameyn lahaa baarlamaanka.
War deg deg ah Wakiil kii labaad ee qaramada Midoobay u qaabilsanaa arimaha Siyaasada ee Soomaaliya oo shaqadii laga fadhiisiyey iyo Qilaafkii ugu xumaa oo xafiiska kadhex jira (Maxaa kala socotaa sababta looga fadhisiyey Shaqada )
Wakiiliii labaad ee u qabaabilsanaa arimaha siyaasada ee Soomaaliya ee qaramada Midoobay ( UNPOS) magaciisana lagu magacaabo Christan R Manahl ayaa shaqada looga ceeriyey arimo ah in uu ka shaqeeyo xalka dhabta ah ee Soomaaliya isagoona ka hor yimid shirka shir qoolka umada Soomaliyeed uu garwadeenka ka yahay Mahiga taana waxay keentay in shaqada uu [...]
Shirkii Garoowe oo lagu qarash gareeyey 6 Malyan oo doolar iyo qaramada miidoaby xafiiska siyaasada ee Soomaliya oo ay buuq ka dhalisay bixinta lacagtaasi
Shirkii Garoowe oo socday dhowr cisho ayaa la sheegay in ay ku baxday qarash dhan 6 Malyan oo doolar sidan ka soo xiganay rag sar sare oo ka tirsan xafiiska madaxtooyada oo ka careysan qarashkaas badan oo ku baxay shirkaas muda yar socday
Wasiirka koowaad ee Soomaaliya oo 2 Maalin ku qarash gareeyey 80 Kun USD Muqdisho to Naroobi xili Ciidamada Xooga baahi darteed isku xabadeynayaan Maxaase kala socotaa qarashka ka soo xarooda Dekada weyn iyo Eraboorka Adan Cade
Wasiirka koowaad ee Soomaaliya Cabdi wali Cali Gaas ayaa safar 2 cashaa ku tagay magalada Naroobia ee Dalka Kenya isagoona sida la sheegay ku baxday qarash dhan 80 kun oo Doolar oo sida muuqata xiligaan mac quul aheen madaama dalka ku jira xaalad adag oo keentay in ciidamada xooga dalka la siinwaayo dhowr bil wax [...]

















