Monthly Archives: December 2011

Dadka reer xamarka ama Banaadiriga ka xumaadeen ama ay ka soo horjeedaan waxa loogu yeero 4.5(Daawo Muuqaalkaan)

Dadka reer xamarka ama Banaadiriga ah ayaa waxaa la sheegay inay ka xumaadeen ama ay ka soo horjeedaan waxa loogu yeero 4.5 oo ah hab dhaqan wax wada qeybsiga ee ay ku saleysan tahay siyaasada Soomaalida ayagoona sheegay inay jeclaan lahaayeen inay la kulmaan qofkii alifay habkaas si ay wax uga weydiiyaan.

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Female Genital Mutilation

Female Genital Mutilation is one of the most widespread and systematic violations of the human right to personal integrity, committed against millions of women and girls worldwide. The overall objective of the FGM program is to develop a political, legal and social environment that challenges attitudes and behaviours on FGM and works towards its elimination, [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

NPWJ and NRPTT congratulate newly elected ICC Prosecutor and Judges, but warn against budgetary cuts

  From 12 to 21 December 2011, the Assembly of States Parties (ASP) of the International Criminal Court (ICC) met in New York for its tenth annual session. This year, the ASP was led by a newly elected President, Ms Tiina Intelmann (Estonia), two new Vice-Presidents, Ken Kanda (Ghana) and Markus Borlin (Switzerland) and a [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Walaacii laga qabay xawaladaha Minnesota oo sii kordhay

Minneapolis – Bilaawgi Bishii aanu ka soo gudubnay ee November ayeey aheed markii war ka soo baxay Franklin Bank oo ahaa Bangiga kaliya ee calaqaadka kala dhaxeeyay xawaladaha Somaalida ee ka howgala Wadankan Mareykanka Gar ahaan kuwa reer Minneasota uu sheegay in uu damacsanyahay in uu xaro ilaaqadka kala dhaxeeya xawaladaha Somaalida 14 December oo [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Somalia’s Roadmap Conspiracy unveiled in Garowe

Holding a Somali conference in Garowe, the capital of Puntland State was high praise for the local population and opportunity for all Somalis to engage a genuine national reconciliation. Puntland State duly represents the interests of one sub-clan of one of the 4.5 Somali clan families. However, the population of Puntland State has no responsibility [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Fashilkii Faroole & Foolxumadii Shariif

  Hagardaamada Puntland ee ku wajahan qorshaha siyaasadeed ee Roadmapka ayaa ahaa in wax lagu qeeybsado goboleeysi ayaga oo qorashahooda yahay in gobol walbaa uu wax ka helo Maandeeq Raqdeeda, iyada oo la ogyahay in Puntland aay sariftayGoboladii la dhihi jiray G. Bari iyo G. Nugaal halka G.Galkacayo uu yahay mid kala qeeybsan,gobolada Sanaag iyo Sool shacuubtii degeneeyd waxaa aay [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Ismacil Hurre Buubaa: Hadilmee muxuu ahaa, shirka Garowe lama mid aha shirarki Nairobi iyo Muqdisho

25.December.2011:- Wasiirkii hore wasaarada arimaha dibada dowlada KMG Somaliya Ismacil Hurre Buubaa ayaa sheegay in shirka magalada Garowe lagu gabagabeeyay uu ka duwan yahay shirarkii hore ugu dhacay magaaloyinka Nairobi iyo Muqdisho. Mudane Ismacil Hurre Buubaa oo haatan ah siyaasi weyn oo u dhun daloola arimaha Somaliya ayaa waxa uu sheegay in qodobada kasoo baxay [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Xiliga, ajendaha iyo halka lagu qaban doono wejiga 3aad ee shirka wada tashiga Soomaalida oo si rasmi ah loo shaaciyey

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee ayaa sheegaya in wejiga 3aad ee shirka wada tashiga soomaalida oo ah mid xasaasi ah lagu qabanayo magaaladaasi bartamaha bisha Janaayo ee soo socota, kaas oo looga hadlayo hanaanka federaalka ah ee ay Soomaaliya qaadaneyso, waxaana shirkaasi ka qeybgalaya Guddiga dastuurka madaxbanaan iyo xubno ka socda Guddiga dastuurka [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Fashilkii Faroole & Foolxumadii Shariif

Hagardaamada Puntland ee ku wajahan qorshaha siyaasadeed ee Roadmapka ayaa ahaa in wax lagu qeeybsado goboleeysi ayaga oo qorashahooda yahay in gobol walbaa uu wax ka helo Maandeeq Raqdeeda,iyada oo la ogyahay in Puntland aay sariftay Goboladii la dhihi jiray G:Bari iyo G.Nugaal halka G.Galkacayo uu yahay mid kala qeeybsan,gobolada Sanaag iyo Sool shacuubtii degeneeyd [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Communiqué from the Somali National Consultative Constitutional Conference

Full News 

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Faroole oo Sheegay in Labada Shariif ay Naftood ula soo Carareen Garowe

Garowe (RBC) Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamuud Faroole ayaa hadal uu ka jeediyey gabagabadii kulankii loogu magacdaray ‘MABAADII’DA GAROWE’ ee afarta maalin ka socday magaalada Garowe ayaa sheegay in labada Shariif ee hogaamiya  DKMG inay naftooda ula soo carareen magaalada Garowe ka dib markii xildhibaanada baarlamaanka ay xilkii ka qaadeen Shariif Xasan.

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Video: Suxufiyiinta Qurba-Joogga Soomaaliyeed ee SEJASS oo Si Weyn usoo dhaweeyay Tallaabadii lagu soo Xeray Nin ku Eedeysan Dilkii Wariye Xiis (Daawo Viedo).

Ururka Isku Tagga Saxafiyiinta Qurba-joogga Soomaaliyeed ee Marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaan SEJASS (Somali Exiled Journalists Association) ayaa Maanta Kulan ay ku yeesheen nairobi waxa ay si weyn ugu soo dhaweeyeen Tallaabadii Ciidanka Dowladda KMG ah ay kusoo qabatay Nin ku eedeysan Dilkii Wariye C/Salaan Xiis oo Muqdisho lagu dilay 18-kii bishaan.Maamulka Ururka iyo [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Shariif Xasan Shar Shakaalan

  “Shacab walba Madax u qalanta ayuu helaa”, winston Charchil ayaa yiri, malaha, bal eega kuwa hoggaanka noo haysaa, laba Shariif, midi waa hooyadi dhashay, dhigaal aan dhigan dhawaq mooye, midna afar eray ayuu bawsaday, oo dadkii ku afduubay, ma aqoon yahankii ayaa dhammaaday? Mise aragtida ayaa ah midda sare ku xusan, oo Innaga ayaan [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Shirka Garoowe: Xaaraan, Booli & Sadbuursi!

Somaalida midi weey duxeeysaa Calakiina loo taag, dhabanyacasta joogtana dhiigeey cabaayaan dhalaankeey siraayaan. ( Puntland ) midna waa Dabo ma leh dadka waa dareeraan doorasheey sameeysteen Tigreegeey dugsanayaan ( Somaliland ) adna ( Shariifow ) dhalaankaad ku habeeysay diintaa dacar kaaga daranoo ku rideeyay beri hore. Nin-walbowba calankii, shariifow shirqoolkaa shabaabow shaleeydaa shaxda aad wadaan [...]

Categories: Truth to Power | 2 Comments

Gabagabadii shirkii Garoowe oo lagu go’aamiyey in Xildhibaanada Baarlamaanka lagu soo koobo 225 xildhibaan oo lagu soo xushay hab qabiil

Shirkii Garoowe oo soo gabagaboobey Sabtidii Dec 24, 2011 ayaa go’aamadii ka soo baxay waxaa kamid ahaa in xildhibaanada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya loo samaynayo June 2012, laguna soo doorto habka-qabiilka ee loo yaqaan 4.5, isla markaasna lagu soo koobo 225 xildhibaan. Madaxweynaah DGPL waxa uu sheegay in sababta go’aankaas 4.5 ay u aqbaleen ay [...]

Categories: Truth to Power | Leave a comment

Blog at WordPress.com. Theme: Adventure Journal by Contexture International.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.